Donald Trump oo weerar afka ku qaaday Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa markii ugu horeesay goob fagaare ah khudbad ka jeediyay tan iyo markii xilka Madaxweynaha ka degay kuna wareejiyay xilkaasi Madaxweynihii ka guuleestay ee Joi Biden. Trump oo khudbadiisa kaga hadlay arimo badan ayaa eedeyn xoogan u soo jeediyay Madaxweynaha cusub ee Mareykanka uu sheegay in uusan waxba … Continue reading Donald Trump oo weerar afka ku qaaday Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden